Faahfaahin: Weerar shacab lagu laayey oo ka dhacay duleedka degmada Balcad

Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii xalay koox hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayey duleedka Degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha dhexe. Falkan ayaa sida la sheegay ka dhacay Tuulada Xaanshooley oo u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ayaa … Continue reading Faahfaahin: Weerar shacab lagu laayey oo ka dhacay duleedka degmada Balcad